DHAGEYSO:Bulshada Garissa oo loogu baaqay in dadka dhimirka ka xanuunsan ay isbitaallada geeyaan

0
167

Iyadoo shalay caalamka lagu xusay maalinta dadka dhimirka ka xanuusan, ayaa munaasabad xuskan ku saabsan lagu qabtay magaalada Garissa .
Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah bulshada ku nool ismaamulka Garissa iyo dhakhaatir ayaa waaxa looga hadlay sida dadka dhimirka ka xanunsan isbitaallada loo gayn lahaa si loola tacalo.
Nuurta Maxamad Cumar oo ka shaqeyso wasaaradda caafimaadka ee dowlad deegaanka Garissa ayaa baaq u dirtay bulshada ku nool magaaladaasi.