DHAGEYSO:Xuska caalamiga ee helidda macluumaadka oo lagu qabtay Mombasa

0
251

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta looga dabbaal degay maalinta caalamiga ee helidda macluumaadka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran Mombasa nooga soo diray.