Waxaa wali ka jira qeybo ka mid ah deegaannada Faafi iyo Dadaab xanuun faro ba’an ku haya Geela kaas oo sida la sheegay geel badan uu u dhintay.
Xoolo dhaqatada deegaannadan ayaa sheegaya inaysan weli helin wax caawimaad oo daawooyin iyo gargaar kale ah.
Cabdirisaaq Muxumad Taraar oo ka mid ah waxgaradka deegaankaas ayaa warbaahinta Star uga warramay xanuunka geela ku dhacay oo uu sheegay inaysan weli fahmin waxa uu yahay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xoolo dhaqatada Fafi iyo Dadaab oo cabasho ka muujinaya xanuun saameeyay geela