DHAGEYSO:Xogta shilalka ee maamulka Puntland oo la soo bandhigay

0
305

Taliyaha nabad galyada waddooyinka ee Puntland G/sare Fataax Siciid Sulayman ayaa bulshada la wadaagay xogta shilalkii ka dhacay Puntland Sanadkaan.