DHAGEYSO:Xoghayaha KNUT ee Garissa oo ka hadlay imtixaannada maanta billowday

0
211

Waxaa shalay guud ahaan dalka ka billowday imtixaannada fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da iyo imtixaanka ay sameynayaan ardayda fasalka 6-aad ee adeegsanaya manhajka CBC ee (KPSEA).
Xoghayaha guud ee ururka qaran ee macallimiinta (KNUT) laantiisa ismaamulka Garissa Cabdirisaaq Xuseen ayaa warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay imtixaannada iyo caqabadaha jira.