DHAGEYSO:Xildhibaannada EALA oo booqananya xadka Kenya iyo Tanzania

0
240

Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha xeer dejinta bariga Afrika ee EALA ayaa booqasho qaadaneysa labo cisho ku tegaya magaalada Namanga oo ku taalla xadka Kenya iyo Tanzania.
Xildhibaannada ayaa sheegay in socdaalkooda ay diiradda ku saarayaan wanaajinta xiriirka ganacsi ee xadka.
Kanini Kega oo ka tirsan golaha xeer dejinta bariga Afrika iyo qaar mid ah xubnaha EALA ayaa warbaahinta faafaahin ka siiyay ujeedka socdaalkooda.