Xildhibaanka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadow iyo xoghayaha waaxda hidaha iyo dhaqanka dalka Ummi Bashiir ayaa Waalidiinta koonfurta Wajeer ugu baaqay in ay falalka kufsiga ah aysan maslaxa ka galin .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo ku baaqay in kufsiga aan maslaxo lagu dhameyn