DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamukunji oo dowladda dhexe ka codsaday inay xalliso caqabado ka jiro xaafadda Shauri Moyo

0
375

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa dhankiisa dowladda dhexe ka codsaday inay xalliso caqabado ka jiro xaafadda Shauri Moyo oo ay ka mid yihiin adeegga korontada , sabar loogooyinka dhulalka shaqo la’aanta dhallinyarada iyo kaabayaasha dhanka tacliinta oo hooseeya.