Mudanaha deegaan baarlamaneedka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa daahfuray barnaamij ardayda looga bixinaya qarashaadka tacliinta kaasoo ay ku baxaysa 39 milyan oo shilin.
Waxaa arrinkan ka faa’iidaysanaya 6,700 oo arday ah.
Mudanaha ayaa sheegay in tan iyo markii uu xildhibaan ka noqday deegaanka inuu bixiyay 317 milyan oo shilin oo ay ka faa’iidaysteen in ka badan 43,000 oo arday ah.
Today, the Kamukunji NG-CDF Bursary event took place at the new Kamukunji Technical and Vocational College in Eastleigh Airbase, marking a significant milestone in our efforts to support education.
A remarkable 6,700 bursaries, totaling over sh 39 million, were disbursed,… pic.twitter.com/vMzyhBM4mb
— Yusuf Hassan (@MPyusufhassan) May 20, 2023
By investing in education, we are nurturing the talents and dreams of our youth, empowering them to contribute meaningfully to society.
I am committed to continuing these efforts and ensuring that every deserving student in Kamukunji has access to quality education and the… pic.twitter.com/83YNqyKc01
— Yusuf Hassan (@MPyusufhassan) May 20, 2023




