DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo ka hadlay dhacdo dad lagu dilay magaalada Garissa

0
312

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Garissa Township ee ismaamulka Garissa Major Deeqow Maxamad Barrow ayaa xaqiijiyay in lix qof maanta lagu dilay aagga xaafadda Kunaso ee deegaanka hoose Waaberi ee magaaaladaasi.
Mudanahan oo wareysi siiyay warbaahinta Star ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dilka loo gaystay dhallinyaro aan waxba galabsan.
Waxaa uu intaas ku daray in dad lagu tuhumayo dilkan ay laamaha ammaanka gacanta ku soo dhigeen, isagoona tacsi u diray ehelladii ay ka baxeen dadka la laayay.
Waxaa uu warramay Maxamad Cali Madoobe