DHAGEYSO:Xildhibaanka Galbeedka Wajeer oo faahfaahiyey lacagaha ay ka bixinayaan ardayda dugsiyada sare

0
228

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Galbeedka WaJeer Yuusuf Maxamad Faarax ayaa ka dib kulan uu la qaatay maamulayaasha dugsiyada sare waxaa uu faahfaahiyay qiimaha lacageed ee sanduuqa horumarinta deegaannada ee NG-CDF uu ka bixin doono ardayda dhigta dugsiyada sare ee deegaankaasi.