DHAGEYSO:Xildhibaanka Fafi oo sheegay in la weerar kolonyo uu la socday

0
264

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa Saalax Yaaquub ayaa sheegay in kolonyo uu la socday la xabadeeyay gelinkii dambe ee shalay xilli ay ka imaadeen aaska Marxuum Cabdi Cadow, oo ahaa nin loo dilay fal aargoosi ah oo ka dhacay magaalada Galmagala sida uu mudanaha sheegay.
Waxaa uu xildhibaanka u warramay Maxamad Cali Madoobe