Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr.Maxamad Daahiye Ducaale ayaa ka hadlay arrimaha nabad galyada ee deegaankaasi iyo dad ay dhawaan kooxo aan la aqoonsan ay ka afduubteen Dadaab isagoo dowladda ugu baaqay inay arrimahan wax ka qabato.