DHAGEYSO:Xildhibaanka Ceeldaas oo ku baaqay in lagu dadaalo tacliinta iyo xasiloonida

0
342

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan ayaa dugsiga sare ee wiilasha ee magaalada Ceeldaas guddoonsiiyey baabuur bas ah isagoo ardayda ku boorriyay inay u dulqaataan howlaha waxbarashada.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya.