DHAGEYSO:Xildhibaanka Bariga Wajeer oo 35 milyan ku bixiyay qarashaadka waxbarashada

0
136

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Bariga Wajeer Aadan Daauud ayaa daahfuray barnaamij ardayda dhigta dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee ka soo jeeda deegaankaasi looga bixinaya qarashaadka waxbarashada.
Deeqda lacageed ee uu bixiyay ayaa gaaraysa 35 milyan oo shilin wuxuuna faahfaahin ka siiyay warbaahinta.