DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Mandera oo ka hadlay dhacdo rasaas ka timid dhanka Itoobiya ay ku dhawaacantay hooyo

0
172

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka bariga Mandera Xuseen Weytaan ayaa ka hadlay xiisad ka soo cusboonaatay deegaanka Saala ee ka tirsan deegaanka Lafey ee ismaamulka Mandera.
Mudanaha ayaa sheegay in rasaas ka timid dhanka Itoobiya ay ku dhaawacantay hooyo ku sugneed Ceel biyood ku yaalla deegaanka Saala.
Waxaa uu dhanka kale ugu baaqay bulshada inay is dajiyan.