DHAGEYSO:Xildhibaanka Balambala oo bogaadiyay natiijadii KCSE-da ee dugsiga sare ee Sankuri

0
228

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa, Cabdi Cumar Shuuriye ayaa bogaadiyay maamulka dugsiga sare ee Sankuri oo ardayda u horseeday in sanadihii ugu dambeeyay ay imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da ka soo hooynayeen natiijooyin wanaagsan.