DHAGEYSO:Xeryaha qaxootiga Dadaab oo uu ku badan yahay guurka degdegga

0
631

Guurka degdegga ayaa ku soo badanaya xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxayna tani saameyn ku leedahay waxbarashada gabdhaha yaryar.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya