Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee maanta xilka si rasmi ah ula wareegay ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii Eritrea la geeyay wadanka sida uga dhakhsiyaha badan dib loogu soo celin lahaa.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xasan Sh: Ciidamadii la geeyay Eritrea sida ugu dhakhsiyaha badan ayaan dalka...