DHAGEYSO:Xagardheer oo xaflad loogu qabtay dhallinyaro baratay culuunta islaamka

0
483

Dhallinyaro baratay cilmiga islaamka qeybihiisa kala duwan oo rag iyo dumar isugu jiro ayaa xaflad ay ku soo bandhigayeen waxyabihii ay barteen loogu qabtay xerada qaxootiga ee Xagardheer sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen