Waaxa xaflad qalinjabin ah loo qabtay arday dhiganayey madarasada Khadiija ee ku taallo magaalada Garissa.
Munasabaddan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aden Barre Ducaale.
Markii ay xafladaasi soo idlaatay ayaa waxaa warbahinta star dareenkooda la wadaagay ardaydii qalin jabiyey.
Dhanka kale maamulaha madarsada Khadiija, Sheekh Ismaaciil Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay taariikhda madarasada.