DHAGEYSO:Xaflad loogu hambalyeynayey madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qabtay Mombasa

0
307

Bulshada Soomaalida ee ku nool Mombasa ayaa qabtay xaflad ballaaran oo ay ugu hambalyeynayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya .