Wararka Kenya DHAGEYSO:Xaflad abaal marin ah oo xerada IFO loogu qabtay arday ku tartamay quraanka kariimka By star - April 13, 2023 0 242 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xaflad lagu abaalmarinayay ardey ku tartamay quranka kariimka oo ay ka qeyb galeen in ka badan 10 madaraso ku yaalla xeradaasi . Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/04/Baaruud-Dadaab-2.mp3