DHAGEYSO:Xadka Kenya iyo Soomaaliya oo lagu wado in la furo

0
413

Laamaha ammaanka iyo dhinacyada kala duwan ee si gaar ah u daneeya nabadgalyada ee ismaamulka Mandera ayaa qorsheynaya in dib loo furo xadka ay wadagaan waddamada dariska ee Kenya iyo Soomaaliya.
Arrintan ayaa la doonaya in lagu fududeeyo ganacsiga labada dhinac iyo ka falcelinta saameynta abaarta.
Mid ka mid ah saraakiisha ammaanka oo ka hadlay qorshaha lagu furayo xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa yiri