DHAGEYSO:Xadka Kenya iyo Soomaaliya oo labo bilood ka dib la furi doono

0
228

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa shaaciyay inuu jiro qorsho muddo labo bilood gudaheeda ah dib loogu furaya xuduudka waddamada dariska ee Kenya iyo Soomaaliya oo muddo xirnaa.
Warbixin ku saabsan socdaalka wasiirka arrimaha gudaha ee dalka uu ku tagay Mandera waxaa noo soo diray Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.