Falalka la xiriira faraxumeynta iyo tacaddiyada kale ee loo geysto carruurta ayaa ku soo badanaya xeryaha qaxootiga Dadaab.
Waxaa la sheegay in toddobaadkan keliya , xeryaha ay ka dhaceen ilaa 7 fal oo faraxumeyn oo loo gaystay gabdho ay da’dooda ka hooseyso 15 sano oo badankooda dhigta dugsiyada ku yaalla xeryaha Dadaab.
Madaxa xafiiska carruurta ee Dadaab ,Cumar Maxamuud Cabdi ayaa arrinkaas uga warramay Maxamad Baaruud Xussen.