DHAGEYSO:Xadgudubyada ka dhanka ah galmada oo ku soo badanaya ismaamulka Samburu

0
257

Waxaa soo gudbin la’aanta kiisaska la xiriira gobodfallada kufsiga gacan ka gaystay kororka kiisaskan ee ismaamulka Samburu.
Mas’uuliyiinta ayaa dadka deegaanka ah ku dhiirigeliyay in ay soo gudbiyaan xadgudubyada jinsiga oo ka dhan ah galmo.