DHAGEYSO:Xaafadda Islii oo laga dareemaya saameynta COVID-19 uu ku yeeshay ganacsiga

0
474

Ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa cabasho ka muujinaya in cudurka COVID-19 uu hoos u dhigay dhaqdhaqaaqa ganacsiga.
Yuusuf Gaas ayaa qodobkan faahfaahinaya