DHAGEYSO:William Ruto oo loo xushay musharraxa madaxweyne ee UDA

0
357

Ergada qaran ee xisbiga UDA ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Nairobi waxay ku ansaxiyeen in madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto uu xisbiga ku matalo loolanka madaxtinnimo ee bisha Siddeedaad ee sanadkan.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in hoggaamiyaha labaad ee wadanka William Ruto uu aqbalay ansaxinta maanta dhacday.
Xildhibaanka deegaanka Soi Caleb Kositany ayaa faahfaahin ka bixinaya siyaasiyiinta ka qayb galay shirweynaha maanta.

Sidoo kale waxaa maanta qabsoomay kulamada golaha qaran ee maamulo UDA iyo golaha fulinta ee (NEC)