DHAGEYSO:William Ruto oo isku soo bax ku qabtay Limuru

0
660

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Kenya Kwanza ahna madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa maanta isku soo bax siyaasadeed ku qabtay Limuru oo ka tirsan ismaamulka Kiambu.
Waxaa uu ballanqaaday in haddii hoggaanka uu qabto maamulkiisa uu taageero dhaqaale siin doono ganacsatada yaryar iyo dhallinyarada oo shaqo abuur loo sameyn doono.
Sidoo kale waxaa uu mar kale soo hadal qaaday qorshihii xeer beddelka ee BBI ee fashilmay.