Wiil dhalinyaro ah oo ka soo jeeda magaalada mombasa oo mudo 8 bilood ah ku xirnaa wadanka sucuudiga ayaa maanta magaalada mombasa lagu soo dhaweeyay ka dib markii la soo sii dayay iyadoo ay warbaahinta kenya oo ay star ka mid tahay ay asbuucii hore baahisay Warkiisa
Mohamed abdi bootaan ayaa warbixintan Mombasa inooga soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wiil dhalinyaro kenyaan ah oo ku xirnaa dalka Sacuudiga oo xuriyadiisa...