DHAGEYSO:Wiil ay bulshada ku faquuqdo in uu hooyadiisa iyo xaaskiisa ka caawiyo shaqada guriga

0
178

Mukhtaar Maxamuud Cali waxaa uu ku nool yahay xerada qaxootiga ee IFO wuxuuna ragga kale uga duwan yahay qabashada shaqooyinka guriga sida cunto karinta isagoo howlahan ka caawiyo hooyadiisa iyo xaaskiisa balse bulshada uu la nool yahay iyo saxiibadiisa ay tani ku faquuqaan .
Maxamad Baaruud Xuseen oo u kuur galay sheekadan xiisada gaarka ah leh ayaa warbixinta Dadaab ka soo diray.