DHAGEYSO:Wiil 8 sano jir ah oo qarax ku dhintay ismaamulka Wajeer

0
425

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Wajeer gaar ahaan tuulada Qorof Xaraar ayaa sheegaya in carruur la jirtay xoola ay ku qaraxday walxa qarxaa taasi oo keentay in hal canug ah uu dhintay halka gabadh kalena uu dhaawac soo gaaray.
Qoyska carruurtaasi iyo mid ka mid ah mas’uuliyiinta deegaanka Qorof Xaraar ayaa warbaahinta Star uga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.