Waxaa fal faraxumeyn ah magaalada Wajeer loogu gaystay wiil yar oo da’diisa lagu sheegay 10 sano jir.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in 5 dhallinyaro ah ay falkan faraxumeynta gaysteen.
Hooyada dhashay wiilkan iyo qoyskiisa ayaa dalbanaya cadaalad.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya