DHAGEYSO:Weerar ka dhacay Baragoi oo hal qof lagu dilay

0
484

Waxaa lagu soo warramaya in weerar laga gaystay degmada Baragoi ee ismaamulka Samburu uu hal qof oo rasaas loo adeegsaday uu ku dhintay.
Qof kale oo falkaasi ku dhaawacmay ayaa hadda lagu dabiibaya isbitaalka Samburu.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in weerarkaasi sidoo kale lagula baxsaday in ka badan 50 neef oo ari ah.
Dadweynaha ayaa dowladda ugu baaqay inay amniga Baragoi adkeyso iyadoo bulshooyinka xoolo dhaqatada ah laga codsaday inay si nabad ah ku wada noolaadaan.