DHAGEYSO:Bulshada deegaanka Tarbaj oo ka tacsiyadeeysay dilka askari ka tirsanaa booliiska keydka

0
260

Waxgaradka ,Culimada iyo Madaxda deegaanka Tarbaj ee ismaamulka Wajeer ayaa maanta booqasho tacsi ah ugu tagay reerki uu ka geeriyooday askari ka tirsanaa booliiska keydka ee NPR .
Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inay dileen rag lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin kooxaha argagixisada.
Qaar ka mid ah odayaasha iyo dadka deegaanka Tarbaj ayaa ka hadlay dilka.

Dhanka kale, xildhibaanka deegaanka Tarbaj Xussen Cabdi Barre ayaa ka hadlay falka dilka ah wuxuuna sheegay in ay iska difaaci doonaan dhagarqabayaasha.