DHAGEYSO:Waxgaradka Samburu oo walaac ka muujiyey xaaladda amni

0
186

Waxgaradka ismaamulka Samburu ayaa walaac ka muujiyey falal amni darro oo deegaannadaasi ku soo noqnoqday.
Waxay dowladda dhexe ugu baaqeen inay qaado tallaabooyin lagu sugaya ammaanka oo lagu xaqiijinaya badqabka shacabka.