Qaar ka mid ah waxgaradka deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa cabasho ka muujiyay isbeddel ay sheegayaan in lagu sameeyay maamulka isbitaalka magaalada Habaswein waxayna dalbadeen in arrintaasi laga laabto haddii kale inuunan sii shaqeyn doonin isbitaalkaasi.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Waxgaradka Koonfurta Wajeer oo muujiyay cabasho la xiriirta maamulka caafimaad