DHAGEYSO:Waxgaradka iyo beeralayda Garissa oo baaq u diray dowladda

0
191

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo beeraleyda magaalada Garissa ayaa baaq ku saabsan beeraha u diray dowladda dalka.