DHAGEYSO:Waxgaradka Ceeldaas oo ka hadlay xaalad taagan

0
237

Qaar ka mid ah waxgaradka deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer oo ka hadlay xaalad halkaasi ka taagan ayaa dadweynaha ugu baaqay inay nabadgalyada ku dadaalaan oo aan lagu marin habaabin dano siyaasadeed.
Sidoo kale waxay soo jeediyeen in laga war sugo dacwad la xiriirta natiijadii doorashada xildhibaabanimo ee Ceeldaas ee sanadkii hore oo maxkamadda la geeyay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya