Wasiirka wasaaradda jaaliyadda bariga Afrika ee EAC iyo arrimaha deegaannada lagu tilmaamo oomanaha ee ASALs Rebecca Miano iyo dhigeeda waxbarashada Ezekiel Machogu ayaa booqanaya ismaamullada kala duwan ee waqooyiga dalka oo ay abaartu saameysay si ay cunto gargaar ah ugu qaybiyaan dadka ay macluusha hayso.
Gargaarka oo isugu jiro raashin iyo biyo ayaa sidoo kale laga qaybiyay dugsiyada kala duwan ee ku yaalla ismaamulka Marsabit.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirradda deegaannada oomanaha iyo dhigeeda waxbarashada oo booqday Marsabit