DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland oo ka hadlay doorashadii dhacday

0
334

Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland Maxamed C/laahi Cobsiiye oo Warbaahinta faahfaahin ka Siiyay doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliland iyo in Meesha laga Saaray Golihii Wakiilada Soomaaliland oo mudo 15 Sano ah Xafiiska fadhiyay.

Dhanka kale Wasiirkii hore ee shaqada Soomaaliland Maxamed C/aahi Cobsiiye wuxuu ka hadlay talaabada ay qaadeen labada Xisbi Mucaarad ee Soomaaliland oo ay ku samaysteen isbahaysi siyaasadeed oo ay ku doonayaan inay Gudoonka Goleyaasha iyo Barasaabyada ay kula wareegaan.