DHAGEYSO:Wasiirka xannaanada xoolaha ee Wajeer oo kormeeray geel la tallaalaya

0
221

Wasiirka wasaaradda beeraha iyo xannaanada xoolaha ee ismaamulka Wajeer Macallin Faarax Cabdi Samaan ayaa booqday goobaha lagu tallaalaya xoolaha lagu dhaqdo dowlad deegaankaasi.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.