Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa ku dhawaaqay wixii maanta ka dambeeya aynan Wasaaradaasi wax lacag ah ka qaadi doonin Shahaadada Ardayda Dugsiga sare.
Tallaabadan ayaa bilow uu ah isbeddelada uu wasiirku ku soo kordhinayo nidaamka Waxbarashada dalka Soomaaliya oo ka mid ahaa ballanqaadkiisa markii uu xilka la wareegay.
Ardaydii Dugsiyada sare ka baxay wixii ka horreeyay sanadkii 2015-kii ee aan galin Imtixaanka Dowladda oo laga qaadi jiray 30 doolar ayaa iyagana sidoo kale bixin doona 5 Doolar marka ay qaadanayaan Shadaadada Dugsiga sare ee Dowladda.
Wasiirka oo arrimahan ka hadlay ayaa sidatan yiri
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo Joojiyay lacagtii badneyd ee laga qaadayay ardayda rabta...




