Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka tacliinta ee Mandera oo daahfuray raashiinka ECDE-da By star - May 26, 2024 0 275 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka waxbarashada ee ismaamulka Mandera ayaa daahfuray Barnaamijka quudinta ardayda dhigta fasallada hoose ee ECDE. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/05/Cabdiqafaar-Mandera-2.mp3