Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Aadan Barre Ducaale oo ka qeyb galay xaflad loo qabtay ardey ka qalin jabisay madarasada gabdhaha ee Khadija ee Garissa ayaa ka hadlay dhibaatada muqaadaraadka iyo sida looga hor tagi karo.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka difaaca ee dalka oo ka hadlay ka hor tagga isticmaalka maandooriyaha