DHAGEYSO:Wasiirka dalxiiska oo laga dalbaday inay is casisho

0
344

Senatarka ismaamulka Makueni Daniel Maanzo ayaa wasiirka wasaaradda dalxiiska ee dalka Peninah Malonza ka dalbaday inay xafiiska banneyso.
Waxaa uu ku eedeyay inay ku fashilantay xallinta iskudhacyada u dhexeya shacabka iyo duurjoogta ee saameeyay deegaanka Kibwezi.

Tani ayaa ku soo beegmaysa ka dib markii toddobaadkii hore uu deegaankaasi maroodi ku dilay qof waayeel ah.