DHAGEYSO:Wasiirka caafimaadka Garissa oo ka hadlay tallaalka daacuunka

0
238

Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo fayadhowrka ismaamulka Garissa Axmednathir Cumar ayaa ka hadlay tallaalka ka dhanka ah cudurka daacuunka oo ka dillaacay qaybo ka mid ah gobolka waqooyiga bari .
Wasiirka ayaa ka codsaday dadweynaha in ay soo dhaweeyaan howlwadeennada ka shaqeynaya tallaalka wuxuuna meesha ka saaray inay dhibaato ka imaan karta tallaalka la bixinaya.