DHAGEYSO:Wasiiradda caafimaadka oo sheegtay in dhammaan kenyaanka ay daryeel helayaan

0
291

Wasiirada cafimaadka dalka Susan wafula Nakhumicha ayaa sheegtay in arimaha cafimaadka ay xoogga saari doonan si qof walba oo kenyaan ah u daaweyn u helo.
Dhan kale dowladda ismamulka Garissa ayey ka codsatay in ay wada shaqeeyaan si arrimaha cafimaadka sare loogu qaado .

Hadalkan ayey jeedisay xili ay ka qeyb galaysay munasabada maalinta xanuunka kansarka oo meelaha looga dabal deegay ay ka mid ahayd magalaada Garissa.