Wasiiradda wasaaradda caafimaadka ee dalka Susan Wafula Nakhumicha ayaa sheegtay in dowladda dhexe ay ka go’an tahay in shakhsiyaadka si iskood ah uga shaqeeya daryeelka bulshada ee loo yaqaano CHVs la siiyo lacago ay ku howlgalaan.
Waxay carrabka ku adkeysay in saraakiishan oo tababarro la siiyay ay sidoo kale haystaan qalab ay dadweynaha ugu adeegi karaan iyagoo sidoo kale adeegsanaya taleefoono casri ah.
Xilli ay arrimahan ka hadleysay iyadoo ku sugan ismaamulka Bungoma ee galbeedka dalka ayay wasiiradda caafimaadka ee Kenya tiri.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiiradda caafimaadka oo ka hadashay lacago la siinaya dadka si iskood ah...